Qeexid
Eeg laag2
Eeg laag2
m.dh
Qeexid: (juqr.) Togagga iyo webiyadu meesha ay badda uga darmaan.
Qeexid Xigta: (bot.) Geedku meesha uu labada qaybood uga kala baxo; labalaako.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-go, m.l) (juqr.) Laag webi ama durdur oo ku biirisa biyaheeda webi weyn, isagoo kaga biyo daraya labada dhinac ama bar marinkiisa ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fac; asaag; mataan.
Qeexid Xigta: (m.l./dh) Meel biyo baxeen oo haadaan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg lag: (4).
Qeexid: Eeg laa
Qeexid: Eeg laam
Qeexid: Eeg laal1
Qeexid: Eeg laaq1
Qeexid: Eeg la
Qeexid: Eeg laaso
Qeexid: Eeg laasin2
Qeexid: Eeg laasim2
Qeexid: Eeg laalis
Qeexid: Eeg laabla
Qeexid: Eeg laabad
Qeexid: Eeg laabad
Qeexid: Eeg laabis2
Qeexid: Eeg laabis
Qeexid: Eeg laaqis
Qeexid: Eeg laasad